Faaidada xabadsowdada

 

Sidaan ogsoonahay xabad soodada waxaa lagusheegay sunada iney tahay daawada cudur kasta markii laga reebo gabowga iyo geerida  inkastoo aysan dareen saneen intabadan dadkeena in xabadsoowdada la arkay waxtarkeeda daraasaad dheer kadib waxaa lagu ogaaday xitta cudurada tirod ka iney utahay daawo la xaqiijiyay taaso looga maarmi karo qaliimada casriga ah ee lagu sameeyo  tirodka waxaa kaloo lagudaaweeya xanunka gaaska xogo muhiim ah ayaa wexeyleeyihiin 

In qofka asoo baahan aroortii hadii uu isticmaalo qadar far iyo suul ah kuna joogo muddo 30daqiiqo ah in boogaha  uur kujirta uu kasoobixiyo gaaska  looga bogsoodo sidookale wexey dishaa bacteria calooleydka

Waxaan sidoo kale kula wadaagi doona dhoor  talo muhiim ah inaad ogaato si aad u fahanto faaidada kaaga qarsoon xabadsoowda

1.kor uqaadista difaaca jirka

Xabad soodada wexey si weyn u caawisaa xoojinta difaaca jirka cilmi baaris badan ayaa muujisay in saliida laga sameeyo miraha xabadsoowdada in eey leedahay walxaha kahortaga  dilista bacteria da feeriska iyo fangaska  taasi wexeykadhigtaa mid si fudud ugahortagi kara cudurada kudhaca neef mareenka sida hergabka, infactions kudhaca neef mareenka iyo cudurada kale ee halista ah

2.kahortaga iyo daweeynta cudurada faafa

Saliida xabadsoowdada wexey leedahay  saameeyn dabiici ah oo ladagaalama infactions iyo fayriska waxaa lagutijaabiyay cuduro kala duwan sida duumada T.P da xitta cudurada faafa ee kudhaca caloosha dadbadan baa kutilmaamay ineytahay antibiotic fiican oo dabiici ah oo aan laheyn wax waxyeelo ah

3.faaidoyinka wadnaha iyo dhiigga

Xabadsowdada wexey caawisaa hoos udhigista cadaadiska dhiiga (blood pressure ♥️) iyo karastaroolka waxaakujiro waxyaabo dabiici ah oo hagaajiya wareegga dhiigga islamarkaana hagaajiya  oo yareeya khatarta cudurada kudhaca wadnaha iyo halbowlayaasha dadka u isticmaala sida joogtada ah ayaa waxaa lasheega iney yihiin kuwa badqaba yihiin haddi sikale loodhigo caafimaadqaba  wexeyna helaan   caafimaad kusaabsan xididada

4.daryaalka caloosha iyo dheefshiidka

Xabadsowdada miraha ah wexey sifiican ushaqo galisaa dheefshiidka iyo mindhicirada wexey daawo utahay gaas calooleydka iyo lalabada iyo mataga wa,xaa sidookale nadiifisaa wasaqda kukeedsan dhamaanjirka oo idil tas o qufka siineyso dareen caafimaad iyo fayoobi

5.daaweynta xanuunada kudhaca maqaarka

Xabadsowdada  saliida lagahelo waxaa lagudaaweya maqaarka sida finanka cuncuna kuwa xanuuna kuwa olola wexeyna leedahay awood cafimaad iyo bogsiin 

6.kahortaga cudurka kansarka

Cilmi baaris caalami ah lasameeyay aa sheegay in xabadsoowdada leedahay waxyaabo hortago yareenta cudurka kansarka  inkastoo aan lasheegin wali  natiijo dhameystiran hadana daraasado fiican ayaa rajo weyn kamuujinaaya mustqbalka

7.daryeelka maskxda iyo xusuusta

Xabadsoowdada waxaa sidookale ay caawisa xoojinta maskaxda iyo hagaajinta xusuusta wexey kahortagtaa daalka xusuusta iyo cudurada kudhaca maskaxda

8.faaidada transaction iyo awoodda raganimo

Cilmi baaris dheer baa sheegtay in eey saro uqaado tayada taranka  waxaa sidoo kale ay hagaajisaa sixida wareega  caadada dumarka wexeyna kadhigtaa riximka mid nadiifka wexeyna kordhisaa ogxaanta dumarka wexeyna sare u qaada ogxaanta wexeyna daawo utahay infactions kudhaca dumarka sida caado warerka dhabar xanunka iyo wixii lamid ah 

9.  U Isticmaal siyaabo badan

Budo ahaan ama saliid ahaan ama ayadoo miro ah ruug  waxaa lagudarsada cuntooyinka ama maraqa  saliideeda waxaa lagu duugaa jirka dadbadan ayaa qaato subaxii qaado saliid ah taasoo loo arkay daawo dabiici ah

10.Gunaanud

 Xabadsowdada waa nimcooyinka waaweyn ee ilaahay nasiiyay naguna galaday faaidooyinkeeda badan waa mid aan lasookobi karin waana mid faado uleh jirka oodhan inkastoo aytahay daawo hadana waxaa fiican in loo isticmaalo si iskudhelitiran iyo qadar maxaa yeelay hadii leyska badiyo waxaa suurto gal ah in dhibaato kale ay sabab unoqoto

How can lose weight?


1.  miisaan dhimistu waa arin ey kawalwalaan dad badan miisaanka badan wuxuu udaranyahay caaafimaadka insaanka sidaas daraaded waxaan kulawadaagayaa talooyin dhoor ah si aad uga faaideysato iska yareenta misaanka badan 

2.cunto haboon

Cuntada  caafimaadka leh waa saldhiga ugu weyn ee loo kaalmeysto dhimista miisaanka cunto iskudheelitiran oo ka kooban khudaar iyo miraha badan hilib aan dufan badneyn cuntooyinka qamadiga kabuuxo sida rootiga madaw ama bariiska brown ka ah waxaa muhiim ah in laga fogaado sokorta badan cabitaanka aadka umacaan

3.jimicsi joogto ah

Jimicsigu wuxuu gubaa kalooriya badan islamarkaana murqaha xoog yeeshaan socodka maalinlaha ah  30 daqiiqo orodka dabaasha  wexey gacan weyn kageystaan dhimista miisaanka

4.cabitaanka biyaha

Biyaha cabitaankooda ayaaa doorwayn kaqaata dhimista miisaanka waayo wexey yareeyaan baahida wexeyna kucaawiyaan inuu jirka nadif noqdo waxaa qufka lagula talinayaa inuu cabo qofka maalintii 8koob oo biyo ah si joogta ah

5.duqaad joog ah

Miisaan dhimistu ma aha mid dagdag kudhaca sidaa darteed waxaa muhiim ah in loo dulqaato lanayeesho qorsho joogta ah inaad gaarto yool yar ayaa kafiican inaad yool weyn balse aad ka dagdagtay

6.miisaan dhimistu waa inaad isku dartaa si jooogta ah jimicsi hurdo kugu filan iyo cunto iskudheeli tiran