What is Burning feet's ?

 Cago ololka waa  fungas ama infection  maqaalkaan waxaan ugahadleynaa cago hurka iyo sababaha keena iyo daryeelkiisa  caga ololka waa cudur  caadi ah oo kudhaca faraha foodooda iyo cagta dhexdeeda  waxaana keena fangaska kufida meelaha qoyan iyo kulul cudurkaan waxaa badana lagu arkaa dadka xirta gabo xiran oo aan hawo leheyn kuwo sijoogta ah ugu haysta qoyaan ama dadka siwadajir ah u isticmaala musqulaha iyo meelaha laguqubeysto 

Sida goobaha lagu jimicsado inkastoo uusan eheyn cudur halis ah hadana waa raaxo dari uu dareemo qufka ama cuncun badan waxaan halkaan kuugusoo gudbineynaa haddii aan ladaaweyn wuxuu noqon karo

 1.sababaha keena cago hurka




 Sababta uguweyn ee keenta caga hurka waa fangaska wuxuuna kukoraa meelaha qoyan sida gudaha kabaha xiran xeryaha ciida kulul iyo  meelaha aan hawada leheyn qoyaanka dididka iyo kabaha ciriiriga ah sida dadka isboortiska sameeya kuwa shaqooyinka adag sameeya iyo kuwa aan sifiican u qalajin lugahooda ama siksaan wasaq ag lagashto  wexey kordhisaa xawaaraha koriinshaha fangaska

 2.calaamadaha lagu garto cago hurka

1.cuncun badan oo kabilaabma faraha suulasha

2.maqaarka oo dolaaca ama qaleyl faro badan yeesha

3.ur aan fiicneyn inuu kayimaado cagaha

4.daawynta caga hurka ama cago ololka

Daaweeynta ugu muhiimsan waa in la isticmaalo daawooyinka kahortaga fangaska  kuwaasoo lagahelikaro kareem ama daawo budo ah  

Sidookale cago hurka wuxuu kadhashaa hadii dheefshiidka shaqadiisu yaraato ama cuntooyinka qaar eysababaan ama in uusababo kaaska waxaa keena dhoor siyaabood 

1.cuntooyinka kiciyo gaaska

Cuntada hodanka ku ah fiber ka wexey kickstand gaaska sida basasha,digirta, xawaashyada qaarkood wexeykiciyaan gaaska

Cuntooyinka sonkorta badan ama cabitaanka aadka umacaan sida cabitaanada aashitada kujirta wexey kiciyaan gaaska

Dheefshiidkanoo xumaado

Haddi cuntada dheefshiidka uusan aad ushiidin qeyb kamid ah cunta ayaa kusiijirta mindhicirada  waxeydhalisaa bacteria taasoo kicisa gaaska cuntada dagdaga loo liqo oo hawada dib uceliso ama cabitaanka wexeydhalisaa inuu kaco gaaska

Bacteria mindhicirada  waxaa mindhicirada kunool bacteria cunta  marka bacteria falgalka sameyan waxaa kaca gaaska

 Talo caafimaad ee aad kuyareenkarto gaaskaaga ama cago ololkaada 

Cun cuntooyinka  fiber ka kuyaryahay cuntada sifiican u calali  cab biyo kuugu filan laakiin kafagow cabitaanada iced ka leh dhaqdhaqaaq jirka samee si cunada ushiidaan mindhicirida

 Haddii cago hurka uu noqdo mid joogta ama barar leeyihiin waxaa fiican in aaad laxirirto dhaqtar 



No comments:

Post a Comment