1biyha iyo caafimaadka
waana sababta loo dhoho biyuhu waa nimcoyinka alle kuwa ugu waaweyn qufwalba oo dundalk kunool wuxuu ubaahanyahay biyo uu kunoolaado si jiritaankiisa usiii socdo %70qiyaastii jirka bani,aadamka waxa uukakoobanyahay biyo taas oo mujineyso muhiimada ey kuleeyihiin biyaha jirkeena maqalkan yar wxaan kufalanqeyn doonna faaidadayinkala Duwan oo ay uleeyihiin biyaha sida caafimaadka,quruxda,iyo deegaanka Cabitaanka biyo kufilan maalinkasta wuxu kaacaawinayaa in jirku si habsami leh ushaqeeyo biyaha wexey fududeyaan dheefshiidka iyaga oo kadira Canada si fudud o loo nuugo waxa kale ey kahortagaan caloolfadhiga(constipation) waxeyna xoojiyaan shada mindhicirada.
2.biyaha iyo nadaafada
Biyaha waxaa lagutilmaama furaha nadaafadda
Nadaafadda jirka guryaha cunada dharma waa mid aanan suurtobeynin la,aantood dhaqidda gacmaha iyo musqulaha wexey kahortagaan cuduro badan oo faafa sida shubanka,duumada quruumaha hormaaray wxey heerkas kugaaren Allah kadib nidaamsiga ey nidaamsdeeb biyo nadiif ah iyo nadaafad joogto ah
3.biyaha iyo dhaqaalah
Biyaha wexey sidookale lafdhabar uyihiin dhaqaalaha bulshada beeraha waxaa simaalinle ah loogu waraabiyaa beeraha si ay usoosaran dalag nafci leh xoolaha wexey kunoolyihiin biyo oo biyaha la,antood matarmi karaan
4.biyaha iyo deegaanka
Deegaanka iyo biyaha waa 2 iskuxiran biyha roob ayaa kobciya dhirta taasoo abuurta jawi catamaran oo nadiif ah biyaha harooyinka wexey nolol uyihiin maalaayiin nafleey ah biyaha wexey kadhigantahay ilaalinta deegaanka oo dhan haddii biyaha wasaqoobaan ama yaraadan waxaa halisgali kara deeganka iyo noolaha dhan
5.baahida looqabo ilaalinta biyaha
Inkastoo ay biyo jiraan hadane aduunka waxaa kajira meelaha qar biyo yaraan sidaas darted wexeykeenta abaar gaajo iyo barakac bulshadeed sidaas darted waxey masuuliyad kasaarantahay ilaaalinta biyaha qufkaste waxaa ilaalinta biyaha kami ah kafogaanshaha cabida biyo wasaqeysan ka ilaalinta in wasaq lagushubo meelaha biyo mareenka sida wabiyada ,waraha iyo ceelalka sidaas daraaded aan udhaqanno si masuuliyadeesan oo aan ilaalino biyaheea si aay ugafaaideystaan jiilka danbe ee nagu xiga
Gunaanud
Biyaha waa hanging dahabi ah oo Allah ku galadeystay dadka iyo noolaha kale loogamana maarmo ,dhaqaalaha ,nadaafada,caafimaadka ,jiritaanka bulshada,iyo bilicda deegaanka ee aaan ilaaalino fadlan