What is Bitcoin?

 

Bitcoin waa lacag digital ah oo madam banaan (decentralized) oo la abuuray si loodiro  loona helo lacag adigoon ubaahneyn bank ama  hay,ad dhexe waxaa labilaabay 2009 waxaana figradda iyo qoraalka aas aaska u ahaa qof ama koox hoos imaaneysa magaca satoshi  nakamoto 

Sida uu ushaqeeyo macaamilkasta oo Bitcoin ah waxaa lagudiiwan galiyaa buug digital ah oo guud oo layiraahdo block chain  block kasta wuxuu xinbaarsanyahay koox macaamilo oo laxaqiijiyay taasoo kadhigeysa in islalacagta aan labo jeer la adeegsankarin  xaqiijinta macaamiilada waxaa sameeya kunbuyuutaro layiraahdo miners oo xaaladaha xisaabaadka adag si aay uhelaan abaalmarino Bitcoin ah nidaamkan waxaa looyaqaana proof of work

Amman iyo hanti dhoor isticmaalayaashu  wexeyleeyihiin furayaasha gaarka ah( private keys)  iyo furayaashu guud (public   keys ) hadiifuraha gaarka lawaayo ama laxado  Bitcoins ka ayaa lumaayo oo dib in loo helikari waayo baa surtagal ah taasoo kamid ah khatara ugu waaweyn.sidookale Bitcoin waa mid aad ukala guura qiimaheedu(volatile) sidaa darted maaha mid kuhaboon mid raadinaaya qiimo xasiloon .

Xadidaadka guud ahaan waxaa lasii qorsheeyaya iney noqoto  21milyan oo Bitcoin  ah kaliya taasoo kadhigeysa in labarbardhigi karo xadidaad alaabyar sida dahabka  laakiin waxey abuuri kartaa caadaadis suuq markii ay badato baahida suuqa. 

Isticmaalka iyo ulajeedooyinka Bitcoin  dadka qaar wexey u isticmaalaan in lagu iibsado adeegyo ama badeecooyin qaarna wexey u arkaa keed maal galin ah (stor of value) 

 Waxaa sidookale loo isticmaala si loohelo lacag caalami ah oo si dagdag ah uga madax banan nidaamyada Caadiga ah ee bangiyada 

Sikastaba ha ahaate waa muhiim inlabarto khatarta amniga iyo shuruucda dalkaaga kahor inta aadan bilaaabin isticmaalka...

No comments:

Post a Comment