What is digital marketing?

 What is digital marketing?


Digital marketing waa xudunta suuqgeynta maanta iyo casriga aan joogno dunida maanta waxaa xawli ugasocda horomarka teknoolajiyadda digital  marketing  oo ah suuqgeynta  ayaa noqotay aalada ugu awooda badan ee ganacsiga eey kugaaraan macaamiisha .hadii horey loo adeegsanjiray waraaqo radio iyo telfashin maanta wexey shirkaduhu aad ugutiirsanyihiin aaladaha digitalka ah sida  internet barahabulshada email  iyo mareegaha si ay ugaarsiinaayaan fariintooda dadbadan oo kukal sugar daafaha dunida 

Waa maxay digital marketing?

Digital marketing 

waa istaraatijat ganacsi oo kusaleesan teknoolajiyada digital ka si looxayeeysiiyo  alaab ama adeeg sida farsamooyin badan oo kala duwan search  engine optimization (seo) hab lagu hubiyo in boggaagu si fudu internetka ugamuuqdo Google ama matoorada kale wax raadiya

Social media marketing

  waa adeegsiga baraha bulshada sida fecbook tiktook instagram  iyo x kugaarsii fariintaada asxaabtaad iyo macaamiishaada content marketing  waa in lagusoo jiito sawiro ama muuqaalo  macaamiisha

Email marketing

  dirista boost  elegtaroonik gaar ah si loo xariiro macaamiil joogto 

Paid advertising

 xayeeysiin lacag lagu bixiyo sida Google  adsens iyo fecbook ads

Faaidooyinka digital marketing  gaarsiin balaaran waxaa suurta gal ah in shirkat yar oo kutaal magaalo yar gaarto macaamil kunool daafaha dunida oo dhan

Qarashyar.

marka labarbardhigo xayeeysiis dhqmeedka iyo  digital marketing waa mid  waa mid fudud islamarkaana lacabirikaro natiijadeeda

Laqiyaasi karo

Shirkadu wexey heli kartaa xogta kusaabsan inta qof ee aragatay xayeysiiiskoda ama gujisay iyo sida ey ula falgaleen 

Talooyin lagu guuleysan karo digital marketing  

Si loogu guuleysto digital marketing waxaa muhiim ah in laraaco talooyinkaan dhowrka ah

1.samee istaraatiijiyad cad waxa aad beegsaneyso waxa aad rabto inaad gaarto iyo qalabka aad adeeg san doonto 

2 usamee macaamiisha qiimo

Halkii aad xooga saari leheeyd kaliya iibinta  iskuday inaad bixiso xog talooyin waxbarasho si dadka ugafaaideystaan 

3.lasoco xogta iyo natiijooyinka

Adeegso qalabka cabira natiijooyinka sida Google analytics si aad u ogaato waxanshaqeynaaya iyo waxa aan shaqeeyneynin

4.joogteynta waa furaha

Soogalinta  joogtada econtent cusub waa kalsoonida macaamisha iyo muuqaalka bogaaga

5.kafaaideys baraha bulshada dadka badan kood wexey waqti kuqaataan  fecbook  tiktook instagram youtube  sidaas daraadeed ,ayeeysiiska halkaas lagusameeyo waa mid saameyn weyn leh 

Gunaanud digital marketing waa aalad aan laga maarmin loogana faaideysto siyaaabo badan sida suuqgeyn kasoo iibsi waxbarasho xawilaad waa aalada kaliya ee maanta iskuxirta caalamka daaafihiisa


No comments:

Post a Comment