Waxtarka maleyga iyo caafimad ahaan
Sidaan ogsoonahay maleygu waa cunooyinka uguqaalisan ee caafimaadkana aad ugu fiican gaar ahaan waxa u Aad uga sareeya hilibka gaduudan sida hilibka xoolaha,ariga geela,idaha,lo,da waxaana loo isticmaalaa si aad ah waxaana kuusoo gudbineynaa talooyin dhoowr ah si aad ugafaaideysato hilibkan dahabiga ah dadbadan ayaa isticmaala hilibkaan si maalinla ah qaarna caafimaad ahaan uqaataanWaxaana laxaqiijiyay in maleygu kabuxan fitamiino dhowr ah kuwaasoo uusan jirku kamaarmin kuwaasoona caawiya koritaanka difaaca jirka maqaalkaan waxaan ku eegi doonna faaidooyin dhowr ah uu leeyahay malayga ee kafaaideysi wacan
1.omega 3iyo caafimaadka wadnaha
Maleeygu waxaa uu hodan kuyahay omega3 fatty acids kuwaaso muhiim u ah caafimaadka wadnaha iyo xididada dhiiga omega 3 ayaa caawiya in layareeyo cadaadiska dhiigga cholesterol halista ah ee LDL islamarkaana hagaajiya cholesterol ka wanaagsan ee HDL cuntooyinka lagu daro malayga ayaa la ogaaday inuu yareeyo wadna qabadka iyo istarooga
2.xoojinta maskaxda iyo xusuusta
Nafaqooyinka kujira maleyga gaar ahaan omega 3 iyo fatamiin d iyo B12 wexeey door muhiim ah kacayaaraan horomatinta shaqada maskaxda daraasado caafimaad ayaa muujiyay in dadka joogteyo cunitaanka maleyga ey xusuustoodo aad usareeyso islamarkaana kayaraato cudurada kudhaca maskaxda sida Alzheimers iyo dhibaatooyinka laxiriira waayeelnimada
3.horamarin koriinshaha caruurta
Caruurta lasiiyo maleyga waliba si joogto ah ayaa wexeyka helayaan fatamiinno dhowr ah kuwaasoo muhiim u ah koritaanka lafaha murqaha iyo maskaxda maleyga wuxuu leeyahay borotiin tayo sare leh kasoo caawisa dheef shiidka inuu dag dag wax ushiido sidookale omega3 ayaa muhiim u ah caafimaadka indhaha iyo xasilinta neerfayaasha caruurta
4.taageerida ilkaha iyo lafaha
Maleygu waxaa kabuuxa fitamiin D iyo kalshiyoom kuwaasoo kadhiga lafaha iyo ilkaha kuwo adag oo caafimaadqaba dadka kunool meelaha aan qorax kufilan haysan ayaa waxaa lagula taliyaa iney sijoogto ah u cunaan maleyga si eeysan lafahoodu unoqon kuwo aad ujilicsan ugana badbaadan dhibaatooyinka kudhaca lafaha
5.xoojinta difaaca jirka
Nafaqooyinka kujira maleyga oo ah selenium iyo zinc ayaa door muhiim ah kaqaata habka xoojinta difaaca jirka cunista maleyga si joogta ah ayaa wuxuu kaa caawinayaa inaad iska difaacdo cudurada soo laalaabto maadama uu maleyga xoojiya unugyada difaaca jirka
6.miizaanka jirka oo lamaamulo
Maleygu waa cuno yar oo fudud wuxuuna leeyahay dufan yar waxaana kabuuxa borotiin dadka doonayo iney miisaan kooda ilaashadaan ama yareeyaan cunista maleygu waa talo muhiim u ah wayo qufka wuxuu kadhigayaa mid si dhaqso ah u dharga oo aan Rabin cuntooyinkale oo dufan badan leh
7.faaidooyinka maqaarka iyo timaha
Fitamiin D iyo omega3 ee kujira maleyga ayaa ah kuwo u fiican caafimadka maqaarka iyo timaha wexey yareeyan gabowga dagdaga ah ee kudhaca maqaarka sidookale cunista maleyga ayaa ah kuwo xoojiya timaha kana dhiga kuwo adag oo dhalaala
8.markii laga soo tago caafimaadka uu leeyahay maleyga ayaa wuxuu yahay cunto macaan oo siyaabo kala duwan loo isticmaalikaro karin shiilid qalajin sidaas ayaana kadhigtay maleygu inuu ahaado cunno caalami ah oo caalamka dhan laga isticmaalo lana jecelyahay
9.Gabagabo
Maleygu waa cuno dagabi ah ee kafaaideyso
No comments:
Post a Comment