Dhaqaalo kororsi

dhaqaalo kororsigu waa kobcin hanti bulsho ama quf uu gaaro mudo cayman gudahood sidaas darteed marka dhaqaalaha koraayo waxaa koradha waxsoosaarka dalka shaqa abuurka dadka iyo dakhliga soogalaayo dalka waxaa sidookale sare uqaadma heerka nololeed ee bulshada dhaqaalo kororsiga waa geedi socod muhiim ah oo nosha qeyb kamid ah si kastaba ha ahaatee arinta maalkororsiga maaaha midkudhacdo si sahlan ee waa mid ubaahan qorshe dadaal iyo maareyn hufan. marka hore maal korarsigu wuxu kuxiranyahay habka shaqo iyo waxsoosaarka qofkasta oo doonaayo inuu dhaqaalo yeesho waa inuuyeeshaa xirfad ama shaqo joogto ah oo uu kakasbo dakhliga bilkasta shaqadaas wexey noqonkartaa mid xafiis ama xirfad gacmeed ama ganacsi sida waxtolid ama betrayed ama ganacsiyada yaryar oo waxsoosarka leh ayaa keena inuu maalbkororo taas soo saldhig u ah maal korarsiga qodab kaloo muhiim ah waa keydsiga iyo maareynta dadbadanaa mushaar hela lkn aanan waxbo keydsan taasoo kadhigeysa in had iyo jeer la daalaa dhacaan dhaqaale raadin keedintu wexey abuur fursad utahay in lamaalgashto mustaqbalka sida guryo dhisid furashada ganacsiga ama waxbarashada caruurta sidaas daraaded qufka raba maal korarsi waa inuu bartaa sida lookalike hormariyo baahiyada oyo rabitaanada sidookale maalgalinta saxda ah waxaa lagugaaraa maal korarsi maalgashigu wuxu noqonkaraa mid guri school ama xitaa suuqyada saamiyada inkastoo ayjiraan Qataro hadana qufka waxbartay hada si xikmadeysan umaalgashata waxaa lagahelayaa faaido dhaqaale oo joogto ah waxaana muhiim ah in la ogaado khataraha jira silooga fogaado khasaaaraha xagga dhaqaalaha ah teknoolajiyadda casriga ah ayaa ah muhiim aad iyo aad waliba maanta internetka iyo baraha ganacsiyada ee digital marketing ah ayaa wexeey fureen albaabo badan oo ganacsi dadbadan ayaa maanta lacg kukasbada online ka sida suuqgeynta alaabaha qorista iyo xayeeysiiska tani wexey muujineysaa qufkii leh aqoon fursad maal korarsi iyo inuu heli karo wadooyin cusub oo uu kumaalgashto

No comments:

Post a Comment