2.cunto haboon
Cuntada caafimaadka leh waa saldhiga ugu weyn ee loo kaalmeysto dhimista miisaanka cunto iskudheelitiran oo ka kooban khudaar iyo miraha badan hilib aan dufan badneyn cuntooyinka qamadiga kabuuxo sida rootiga madaw ama bariiska brown ka ah waxaa muhiim ah in laga fogaado sokorta badan cabitaanka aadka umacaan
3.jimicsi joogto ah
Jimicsigu wuxuu gubaa kalooriya badan islamarkaana murqaha xoog yeeshaan socodka maalinlaha ah 30 daqiiqo orodka dabaasha wexey gacan weyn kageystaan dhimista miisaanka
4.cabitaanka biyaha
Biyaha cabitaankooda ayaaa doorwayn kaqaata dhimista miisaanka waayo wexey yareeyaan baahida wexeyna kucaawiyaan inuu jirka nadif noqdo waxaa qufka lagula talinayaa inuu cabo qofka maalintii 8koob oo biyo ah si joogta ah
5.duqaad joog ah
Miisaan dhimistu ma aha mid dagdag kudhaca sidaa darteed waxaa muhiim ah in loo dulqaato lanayeesho qorsho joogta ah inaad gaarto yool yar ayaa kafiican inaad yool weyn balse aad ka dagdagtay
6.miisaan dhimistu waa inaad isku dartaa si jooogta ah jimicsi hurdo kugu filan iyo cunto iskudheeli tiran
No comments:
Post a Comment