isticmaalo waxaana kabuuxa nafaqooyin badan oo u fiican caafimaadka bani,aadamka waxaa kaloo kabuuxa macdan iyo fitamiin iyo tamar dabiici ah. 1.Tamarta dagdaga ah. Moosku wuxuu hodan kuyahay kaarbohaydraytyo. Fudud sida kulukoska iyo fructose kuwaaso si dhaqsi ah usiiya jirka tamar taas waa sababta ciyaartoyda badan moos ucunaan kahor ama kadib jimicsiga. 2.kalium(potassium) l moosku waxaa uuleeyahay kalium badan taas oo caawisa ilaalinta cadaadiska dhiiga shaqada wadnaha iyo isudheelitirka dareeraha jiraka. 3.dhiig fayoobi. Mooska waxaa kujiraa fatamiin B6 iyo folate kuwaas oo gacan kageesta sameynta unugyada dhiiga cas. Waxa kale uu leeyahay biryar taas oo kahortagta dhiig yaraanta 4.sida ugu fiican ee loo canon. Cunto took ah si fudud u qaado oo cun kadhigo sharaa. Adigoo kudaraa nuc kasta qudrada ee nafaqada le. Gunaanad moosku waaa cuno wax tarleh oo aan lagamaarman u ah nolasha kudar cuntooyin kaaga maalinlaha ah
Maa sha alah
ReplyDelete